Baydhabo-{WMN}-Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay inay ugu deeqday hawlgalka nabad ilaalinta Midawga Afrika ee Soomaaliya ee loosoo gaabiyo ATMIS illaa 24 gaadhi oo ah kuwa gaashaaman. Waxaana deeqdan gaadiidka ahi ay…
Yearly Archives
2022
Baydhabo-{WMN}-Maamulka Jubbaland ayaa caddeeyay mowqifkooda ku aadan xukuumada cusub ee Soomaaliya ee uu magacaabay Ra’isul Wasaare Xamse Cabdi Barre, waxaana uu sheegay inay taageersan yihiin xukuumadda cusub, isla markaana ay…
Baydhabo-{WMN}– Mareykanka ayaa ku dhawaaqay xaalad caafimaad-guud oo deg deg ah, kaddib markii ay bateen kiisaska la xiriira cudurka Furuqa-Daanyeerka ee Monkeypox. Tallaabadan ayaa hey’adaha caafimaadka Dowladda Federaalka Mareykanka u…
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed oo safar deg deg ah ku tegaya Dalka Itoobiya
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa gaaray Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya , isaga oo casuumaad ka helay madaxda dalkaas. In kastoo aan…










