Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Radio Warsan oo aqrinayo Abdullahi Nuur Adan (Jaceelow)
2022
Baydhabo-{WMN}– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Uganda, kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa dalkaas Yoweri Museveni. Madaxweyne…
Baydhabo-{WMN}– Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa shir gudoomiyey kulanka Amniga oo ay ka qeyb galeen saraakiisha ciidamada booliiska Hirshabelle Ciidamada Nabad sugida iyo kuwa xooga Dalka…
Baydhabo-{WMN}– Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne oo ku saabsan magacaabid Saddex La-taliye Madaxweyne oo kala ah, La-taliyaha Siyaasadda iyo Dimuqraadiyadda, La-taliyaha Mashaariicda iyo…
QM oo ku dhawaaqday inay kordhineyso taageerada ay siiso Dowladda Soomaaliya
Baydhabo-{WMN}- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo xafiiskiisa ku qaabilay, Ergayga gaarka ah ee Xogyaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, James Swan. Labada mas’uul…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…










