Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
2022
Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka dowlad degaanka Soomaalida
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo safar shaqa ku jooga Magaalada Jigjiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa kulan la qaatay Odeyaasha iyo Waxgaradka Dowlad Deegaanka…
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 9aad waxaa looga hadlaya HAWEENKA GANACSIGOODA U WAAYA MAALGASHI TOOSA MA HELI KARAAN MID DADBAN.barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa…
Guddoomiye Aadan Madoobe oo Guddi baaris u saaray buuqii ka dhashay kulankii lagu ansixiyay Xukuumadda
Baydhabo-{WMN}-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddi KMG ah oo kaso talabixiya dhacdadii 07/08/2022 ka dhacday Xarunta Villa Hargeysa xilli ay socotay ansixinta Xukuumadda Ra’iisul Wasaare…
Xildhibaan Odawaa oo ka cudur taartay kamid noqoshada Guddigii Sheekh Aadan Madoobe u xilsaaray dhacdadii Golaha Shacabka
Baydhabo-{WMN}-Xildhibaan Cabdiraxman Maxamed Odawaa oo ahaa Guddoomiyihii Guddiga uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka u xilsaaray baaritaanka buuqii & gacan ka hadalkii ka dhashay Kulankii Golaha Shacabka ee lagu ansixiyay Golaha Wasiirada…
Baydhabo-{WMN}-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre , ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cilmi Maxamed Nuur iyo Wasiirkii hore ee Maaliyadda Mudane…
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 9aad waxaa looga hadlaya Hadii laga shaqaysiin waayo dhigaalka lacageed ee haweenku sameeyaan maxaa khasaare dhici kara.barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana…









