Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Mukhtar Sheekh Adan (Dalmar)
2022
Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo ku baaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha maamulka Galmuudg, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku naf waayay iyo inta ku dhaawacantay weerarkii bahalnimada ahaa ee kooxda argagixisadu ku qaadeen hotelka Xayaat ee magaalada…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…
Ciidamada Soomaaliya dowladda oo sheegay inay soo afjareen weerarkii Hotelka Xayaat
Baydhabo-{WMN}-Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay jabiyeen xubnihii katirsanaa Ururka Al-Shabaab ee weerarka ku qaaday hotelka Xayaat ee ku yaalla caasimadda, kadib dagaal dhiig badan ku daatay. Ugu yaraan…
Golaha Shacabka Barlamaaka Soomaliya oo Maanta kulan yeelanaya & Farmaajo oo tagaya
Baydhabo-{WMN}-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah kulan ku yeelanaya Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Kualnka ayaa shalay qorshuhu ahaa in uu qabsoomo balse dib…









