Hoos ka Dhageyso Barnaamijka may koo cusub ee Idaacada Warsan waxaa soo jeedinaayo Abdullahi Nuur Aden (Jeceloow) Dhageyso: Barnaamijka may koo cusub was last modified: August 27th, 2022 by Warsan…
2022
Ra’iisul Wasaaraha Xukumada soomaliya Xamse Cabdi barre oo gaaray magaalada WadankaTunuusiya
Baydhabo-{WMN}- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay oo shalay ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ayaa i diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Tunis ee caasimadda waddanka…
Shirka maanta Ka Furmaya Tunis Ee Uu Ka Qeyb Galayo RW Xamse iyo wax looga hadlayo
Baydhabo-{WMN}- Shirka caalamiga ee Tokyo ee horumarinta Africa (TICAD) ayaa Maanta ka furmayaa magaalada Tunis ee caasimadda waddanka Tuniisiya, waxaana ka qeyb galaya Madax ka socota dalalka qaaradda Afrika iyo hay’adaha…
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo ku sugan magaalada Garoowe, ayaa wadahadal kula jira madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni. Puntland ka tabanaysa dowladda dhexe waxyaabo kala duwan, iyadoo la xasuusto…
Baydhabo-{WMN}- Ra’iisul Wasaaraha XFS Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa waxa saaka madasha shirka caalamiga ee TICAD8 ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Tunisia, Mudane Qays Saciid. Dowladda Tunisia ayaa martigelinaysa shirka oo…










