Baydhabo-{WMN}-Wararka naga soo gaaraya deegaanka labo Galle ee ku yaalla Waqooyiga Galgaduud ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas duhurnimadii Maanta uu ka dhacay dagaal u dhexeeyay laba…
2022
Muxuu ku saabsanaa kulanka Guddiga joogtada ah ee golaha Shacabka Soomaalia.
Baydhabo-{WMN}- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaalia Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo kuxigeenadiisa ayaa kulankii ugu horeeyey la qaatay Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS . Kulanka ayaa…
Baydhabo-{WMN}- Guddoomiyaha Golaha deegaanka degmada Warsheekh ee Shabeellaha Dhexe ee Maamulka Hirshabeelle Xasan Maxamed Axmed Darafey ayaa mamnuucay dhulalka sida sharci darrada ah loo dhisanayo iyo kuwa loo qabsanayo ee…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Sawiro:-Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada DGKGS Maxamed Abdiraxiin Nuur ayaa maanta si Rasmi ah ula wareegey Xilka Wasaaradda .
Baydhabo-{WMN}-Munasabaad u xilka kula Wareegaayo Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Gobaleedka Soomaaliya Maxamed Cabdiraxiin Nuur oo Maanta luugu qabtay Magalaada Baydhaabo ee xaruunta Gobaalka baay Musabadaa xil wareejinta waxa…
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay kulan casho ah oo loogu sameeyay Madaxtooyada DG Puntland kaddib kulamo uu la qaatay Madaxweynaha Dowlad-Goboleedkaas Siciid Cabdullaahi Deni & Ku…










