Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Fiidnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khalid Abdi Ibrahim
2022
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Baydhabo-{WMN}-Ruushka ayaa markale gantaallo iyo madaafiic ku garaacay meel u dhow wershedda tamarta Nukliyeerka ee ee dalka Ukraine, waxaana masuuliyiinta dalka Ukraine ay sheegayaan inuu weerarkaasi geystay khasaare xooggan, iyaga…
Baydhabo-{WMN}-Waxaa Goordhow Gaalkacyo lagu dilay Wiilka Magacaabi jiray Cabdi mahad Cabdullaahi Maxamed ayaa goobjoogayaal sheegeen in uu ku Shaqeysan jiray Mooto Bajaaj, hayeeshee dilka uu yimid kadib markii ay wada…
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dowlad-goboleedka Puntland ee magaalada Garoowe waxa uu kulan latashi kula qaatay qaar ka mid ah Isimada iyo hoggaanka dhaqanka…
Baydhabo-{WMN}- Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa u xaqiijiyay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres in si nabad ah lagu dhammeeyo muranka hareeyey doorashadii madaxweyne ee dalkaas ka dhacday.…










