Baydhabo-{WMN}- AlShabaab ayaa hanjabaad cusub oo ka dhan ah dalka Kenya, iyaga oo sheegay inay sii wadayaan weerarada ay ka geysanayaan dalkaas inta ay ciidamada dalka Kenya ay ku sugan…
Yearly Archives
2022
RW Xamse Iyo Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika oo kawada hadalay iskaashiga ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Midowga Afrika
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa kula kulmay magaalada Tunis, Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Moussa Faki Mahamat. RW Xamse iyo Moussa ayaa ka wada hadlay…
Baydhabo-{WMN}- Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray Taliyaha cusub ee ciidamada Mareykanka AFRICOM Gen. Michael Langley, waxaana garoonka Aadan Cadde kusoo dhaweeyay wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya iyo masuuliyiin kale. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya…









