Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamuud Ali Abdullahi (Gaabshaa)
2022
Baydhabo-{WMN}-Maamulka Taliban ayaa ku guda jira wadahadaladii ugu dambeeyay ee magaalada Moscow ee ku saabsanaa qodobbada qandaraaska ay Afganistan ku iibsanayaan shidaalka Ruushka, sida ay saraakiisha Afghanistan u sheegeen wakaalada…
Dowlada Sacuudiga oo Mallaayin Dollar ugu deeqaysa ugurmashada Dadka Abaaraha saameeyen
Baydhabo-{WMN}- Xarunta Gargaarka Bani’aadantinimada ee Boqor Salmaan ee dalka Sacuudiga ayaa daah furtay wajigii labaad ee gurmadka degdega ah ee loo fidinayo Soomaaliya si loo yareeyo saameynta abaarta. Dowladda Sacuudiga…
Baydhabo-{WMN}-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar ugu ambabaxay magalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika. Guddoomiyaha iyo wafdiga uu hoggaaminayo…
Sawiro;-Olole Nadaafadeed Oo Maanta Laga Sameeyey Deegaan Numbar Konton Ee Gobolka Shabeelaha Hoose
Baydhabo-{WMN}- Maamulka Deegaanka Nambar-konton Gobalka Sh.hoose Ayaa maanta daah furay olele Nadaafadeed oo Isxilqaan ah, kaaso ay ka qeyb qaateen Saraakiisha Amaanka Qeybaha kala duwan ee Shacabka Deegaanka Lanbar-konton Sidoo…










