Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhaegsyo Warka Fiidnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khalid Abdi Ibrahim
2022
Baydhowy-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee New York, Boqorka dalka Urdun Boqor Cabdalla Binu Xusseen. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
laamaha Amniga oo Muqdisho ku burburiyay wax yaabaha Maanka Dooriya iyo ragii la socday
Baydhowy-{WMN}-Howlgal saacado badan qaatay ayna hoggaaminayeeen Taliyaha qeybta Bari, Taliyaha Saldhiga Booliiska Yaqshiid iyo guddoomiyaha degmada Kaaraan ayaa waxaa ay ciidmada boolisku ka sameeyeen waqooyiga magaalada Muqdisho oo ay mudooyinkii…
Baydhowy-{WMN} Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa bedeshay safiirkeedii u joogay dalka Soomaaliya gaar ahaan ka howlgallayay magaalada muqdisho ee Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya. Wasaaradda…








