Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan ayaa kulan kula qaatay Degmada Buulo-burde ee Gobalka Hiiraan qaar kamida Odoyaasha dhaqanka ee Degmada Buuluburde Asigoo kala hadlay doorka Odayaasha ay kaga Jiraan…
Yearly Archives
2022
Aadan Barre Du’caale, ayaa madaxweynaha Kenya u magacaabay Wasiirka difaaca waddankaasi. Hore waxa uu u soo noqday guddoomiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya, iyadoo sannadkana markale loo doortay xildhibaan Baarlamaan. Waxaa qeyb…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Addis Ababa lana kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ku gaaray Magaalada Addis Abba ee Caasimadda waddanka Itoobiya, waxaana soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed. Madaxweynaha ayaa…







