Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Warka Duhurnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Adan (Qalinle)
Yearly Archives
2022
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku gaaray dalka Jabuuti ayaa waxaa si diirran ugu soo dhaweeyey garoonka diyaradaha Ambouli International Airport…







