Baydhabo-{WMN}- macalin dugsi sare oo madaxa laga jaray ayaa looga tagay iskuul ku yaala bartamaha dalka bariga Aasia ku yaalla ee Myanmar ka dib markii ay ciidamadu xireen oo ay dileen…
2022
Dowlada Federaalka somaaliya Oo Ogolaatay Heshiiskii Shidaalka Ee Lala Galay Shirkadda Coastline Exploration
Baydhabo-{WMN}- Dawladda Soomaaliya ayaa ogolaatay heshiisyadii dhammaystirka wadaagga wax-soosaarka Shidaalka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Shirkadda Coastline Exploration, si loogu saleeyo danta dalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo la kaashatay…
Baydhabo-{WMN}- Shirkadda fadhigeedu yahay Mareykanka ee Coastline ayaa faahfaahin ka bixisay heshiiskii ay la gashay dowladda Soomaaliya, kaas oo xalay lagu saxiixay Magaalada, isla markaana ahaa mid uu muran horay u…
Sawiro;-Xasan Sheekh Oo Kulan La Qaday Wafdi Heer Caalami Ah Oo Soo Gaaray Muqdisho
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay madaxa hay’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR) Filippo Grandi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Maanta soo gaaray magaalada Muqdisho Madaxweyne Xasan…
Baydhowy-{WMN}- Hoos;- Ka dhageyso;- Barnaamijka Hampalyada iyo salaamaha ee Idaacada Warsan Waxaana Soo jeedinayaa Wariye Maxamuud nuunow maclin jiidow iyo Wariye Qasim Maxamed Dhageyso;- Barnaamijka Hampalyada iyo Salaamaha ee Idaacada warsan…









