Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka Dacdooyinka Caalamka oo aqrinayo Wariye; C/raxman Axmed Maxamed (Oday)
Yearly Archives
2022
Guddoomiyaha G/Shabeellaha Hoose oo Odayaasha Dhaqanka kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab
written by ATEERA
Baydhabo-{WMN}- Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) ayaa kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka, Haweenka Iyo Dhinyarada Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose. Ugu horeyn waxaa kulanka ka…
Xukuumadda Soomaaliya oo Hay’ad Caalamiga ah kala hadashay la dagaalanka Al-Shabaab
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Socdaalka Aduunka ee (IOM). Kulankan uu…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…









