Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu Caawa ka dhacay Xaafada Ceelqalaw oo katirsan degmada Wadajir ee Gobolkan Banaadir, waxaana ka dhashay khasaaro…
Yearly Archives
2022
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Amniga Maxamed Axmed Sheekh Cali ayaa shir-gudomiyay kulan ay isugu yimaadeen masuuliyiin ka socda Wasaarada Amniga Gudaha, Taliska Ciidanka Boliiska iyo Maamulka Gobolka Banadir, kaas oo lagu qabtay…
Dowlada Soomaaliya oo Dagaal Ka Dhan Ah AL-Shabaab Kaga Dhawaqday Magaalada Baydhabo
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac Oo Ku Sugan Magaalada Baydhabo Ee Caasimadda KMG U Ah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Kulan Gaar ah La…









