Baydhabo-{WMN}- Waxaa lagu wadaa in goordhow Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal in uu ka furmo Kal-fadhiga 51-aad ee Baarlamanka Puntland, waxaana furi doona Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.…
2022
Gudoomiyaha BFS Sheekh Aadan Madoobe oo Turkiga ku booqday Guddoomiyhii hore ee Jawaari
Baydhabo-{WMN}- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa magalada Istanbul waxa uu ku booqday Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka BJFS, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan…
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Barnaamijka Bandhiga Warsan Radio oo aqrinayo Wariye Nuurto Maxamed Xuseen (Bardhere) iyo Wariye Yusuf Sheikh Adan (Qalinle) Dhageyso;- Barnaamijka Bandhiga Warsan ee Idaacada Warsan was last modified: October…
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan oo soo gaba-gabeeyey shaqadiisa…
Soomaaliya oo ka gudubtay wajiga koowaad ee ku biirista Dalladda Bulshada Bariga Afrika
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya qorshaha ka mid noqoshada Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha guud ee Dalladda Bulshada Bariga…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Soomaaliya oo ka gudubtay wajiga koowaad ee ku biirista Dalladda Bulshada Bariga Afrika
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya qorshaha ka mid noqoshada Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha guud ee Dalladda Bulshada Bariga…









