Baydhabo-{WMN}-Koox hubaysan ayaa waxay rasaas ku fureen dadweyne ku sugan goob ay shiicadu ka barakaysato, waxayna halkaas ku dileen illaa 15 qof, halka ay dhaawaceen 40 qof oo kale, sida…
2022
Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ee Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac, ayaa ku qaabilay Xafiiskiisa Wasaaradda, Kuxigeenka Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ahna…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha…
Baydhowy-{WMN}-Wasiirka Amniga Gudaha XFS Maxamed Axmed Sheekh Cali ayaa kulan la qaatay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Muqtaar Rooboow Cali iyo Wasiirada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowlad Goboleedyada. Kulanka oo…









