Baydhabo-{WMN}- Labada xisbi ee mucaaradka ah ee Somaliland ayaa sheegay inaysan Madaxweyne u aqoonsanayn madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo xukuumaddisia. Hadalkan ayey xisbiyadu sheegeen in ay ku egtahay mudda…
2022
Baydhabo-{WMN}- Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan ururka 5-aad, guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab qeybtooda Jubaland ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanada Dhay-cabdi, Mayoonde, Qudhac-madoobe, Koban, Araare iyo Bandar-jadiid oo dhamaantood…
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny Kydeyooy qeybtiisa 19 aad Nidaamka wada lahaanshaha ganacsiyada iyo Faaidadiisa ? barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye; Shukri Ismaciil Axmed (…
Guddiga Difaaca Ee Golaha Shacabka Oo Kulan Xasaasi Ah La Yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga
Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac ). Kulanka waxaa shir-gudoominayey Guddoomiya Guddiga Difaaca Mudane Yuusuf Geelle Ugaas muhiimada kulanka…
Baydhabo-{WMN}- Axsaabta mucaaradka ee Jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland ayaa ku adkaysanaya in madaxweyne Muuse Biixi iyo xukuumaddiisaba aanay sharci ku fadhiyin xafiisyada, maadaama waqtigii dastuuriga ahaa…
Baydhabo-{WMN}-Guddoonka iyo Dhammaan Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka tacsiyeeyay Geerida ku timid Allaha u naxariistee Xildhibaan 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗡𝘂𝘂𝗿 𝗦𝗵. 𝗖𝗮𝗱𝗱𝗲 oo ku geeriyoodeey Magaalada Muqdisho. Guddoonka…
Faransiiska Iyo Ingiriiska Oo Kala Saxeexday Heshiis Ku Saabsan Ka Hortagga Qulqulka Muhaajiriinta
Baydhabo-{WMN}-Ingiriiska iyo Faransiiska ayaa kala saxeexday heshiis ku saabsan sidii looga hortaggi lahaa muhaajiriinta sida sharci darrada ah uga tallaabeysa kanaalka Ingiriiska. Sida uu heshiiska dhigayo, Britain waxay sanad kasta…









