Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magacaabay Wasiirka Cadaalada Koonfur Galbeed. Kadib Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa waxaa Xasan Cabduqaadir Maxamed…
2022
SAWIRO wafdii uu hoggaaminayo Madaxweyne Lafta-gareen ayaa Maanta gaaray Magaalada Baraawe.
Baydhabo-{WMN}_Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Caasimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Baraawe. Socdaalka Madaxweynaha ee Magaalada Baraawe ayaa ah Xaragjarka…
Lafta-Gareen Oo Shaaciyay In Maamulkiisu Uu Diyaariyay Qorshe Dagaal Oo Ka Dhan Ah AL-Shabaab
Baydhabo-{WMN}_Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed ( laftagareen) oo ku sugan degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in kacdoon Shacab oo ka dhan ah Al-Shabaab…
Gargaarkii ugu horeeyay oo la gaarsiiyay gobolka Tigre tan iyo markii la heshiiyay
Baydhabo-{WMN}_Hay’adda Laanqeyrta Cas ee Caalamiga ah (ICRC) ayaa ku dhawaaqday in kolonyadii ugu horreysay ee sida gargaar caafimaad ay gaartay shalay gobolka Tigre, ee waqooyiga Itoobiya, kaddib heshiiskii nabadeed ee…
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Ahmed Hassan Aaden oo ka duulaya dhiirgalinta maalgashiga shisheeye ee dalka ayaa is afgarad la saxiixday madaxa shirkadda China Beijing Chaoliang…
Laamaha Amniga Beledweyne oo goob fagaaro ah ku burburiyay waxyaabaha maanka dooriya
Kusimaha Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan ahna Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo maaliyada Gobalka Hiiraan Xasan Ibraahim Cabdulle Gudoomiye ku-xigeenka Amniga Gobalka Hiiraan Axmed cabdala cismaan (Inji) Iyo Duqa magaalada beledweyne marwo Nadar…








