Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo maanta furay shirka hannaanka wadashaqeynta ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka, ayaa caddeeyay in dalku uu ka soo…
2022
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Hoos ka Dhageyso dood kusaabsan kaburaarujinta bulshada cudurada ku dhaca dhimirka, Dooda waxaa marti ku ahaa Dr Aden Abdirahman Mohamed ( Gentale Man). Waxaan Tabinaaya Dooda Mohamed Abdirahmaan (Maleele). Dhageyso:…
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha ee Idaacada Warsan oo soo jeedinaayo Mohamuud Nuunoow (macalin jiijoow) Dhageyso: Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha ee Idaacada Warsan was last modified: November 19th,…
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed qeybta gobolka Banaadir ayaa saakay fashiliyay Qarax lala damacsanaa in Lagu dhibaateeyo muwaadin Soomaaliyeed. Ciidanka booliiska ayaa sheegay in ay fashiliyeen qarax Shabaab doonayeen in ay ku…









