Ciidamada Booliska degmada Beled-xaawo ee Gobolka Gedo ayaa howlgallo miino baaris ah waxa ay Maanta ka sameeyeen xadka Soomaaliya iyo Kenya gaar ahaan inta u dhaxeeysa magaalooyinka Beled-xaawo iyo mandheera.…
2022
Madaxweyne Xasan Sheekh” Macalimiinta Soomaaliyeed waxay ku Shaqeeyaan duruufo adag”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Tiyaatarka Qaranka kaga qeyb galay munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ayaa bareyaasha iyo bahda waxbarashada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalintan qiimaha badan. Madaxweynaha ayaa…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Golaha Wasiirada oo ansixiyay Qaraar la xiriira deegaannada laga saaray Al-Shabaab
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey laba Hindise Sharciyeed, Qaraar la xiriira deegaannada laga saaray Al-Shabaab iyo…
Xasan Sheekh “Soomaaliya maanta waxa ay leedahay hal cadaw, cadawgaasna waa Alshabaab”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa gaaray deegaanka Nuur-dugle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Deegaankan ayaa ka mid ah goobaha ciidamada…









