2022
Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland Oo Maanta Ansixiyey Miisaaniyadda Sannadka 2023
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 14-aad ee Kal-fadhiga 51-aad Golaha Wakiillada Puntland. Fadhiga maanta oo…
DF Oo Ka Hadashay Khasaaraha Ka Dhashay Howlgal Culus Oo Ka Dhacay Degaanka Ceeldheere
Baydhowy-{WMN}-Ciidamada xoogga dalka, kuwa hay’adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA iyo ciidanka deegaanka ee macwiisleyda ayaa howlgal qorsheysan oo saacado badan qaatay ka fuliyay deegaanka Ceeldheere oo dhaca xuduudda…
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Barnaamijka Bandhiga Warsan Radio oo aqrinayo Wariye Nuurto Maxamed Xuseen (Bardhere) iyo Wariye Yusuf Sheikh Adan (Qalinle) Dhageyso;- Barnaamijka Bandhiga Warsan ee Idaacada Warsan was last modified: August…
Baydhowy-{WMN}-Ciidamada Booliska Somaliland ee ka howlgala magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa gacanta kusoo dhigay shabakad hubeysan oo la sheegay inay falal amni darro ka fulin jirtay xaafaddaha kala…
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa Maanta dhagax dhigay dhismaha garoonka diyaaradaha ee degmada Cadale oo si casri ah loo dhisi…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…









