Munaasabadaan ayaa aheyd mid lagu gudoonsiinayey abaalmarin tartamayaashii ku guuleeystay tartan aqooneedkii bisha barakeeysan ee Ramadaankii ay qabatay Shabakadda Warbaahinta Warsan. Munaasabadda waxaa ka soo qeeyb galay mas’uuiyiin ka socotay…
2022
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS Mudane Abdullaahi Haaji Hassan oo ay weheliyaan Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda Mudane Mohamed Mohamed Khaire Guddoomiyaha Gobolka Baay Mudane Abdifatah Mohamed Ibraahim Lataliyaha…
DFS oo ka qeyb gashay shir looga hadlayay ka hortagga burcad-badeedda & Kalluumeysiga sharci darrada
Baydhabo-{WMN}-Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cali Maxamed Cumar, oo uu wehlinayo Danjiraha Soomaaliya ee dalka Hindiya Axmed Cali Daahir, ayaa ka qeyb galaya shirkii 22-aad ee Golaha Wasiirada…
Baydhabo-{WMN}- Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa dalka Jabuuti tababar ugu soo xeray cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Booliska Soomaaliyeed. Dufcadaan oo noqoneysa dufcadii 17-aad ee ciidanka…
Sawiro+Dhageyso;- Xaflada Abaalmarinta Tartan Aqooneedka Bisha Ramadaan ee Idaacada Warsan
Munaasabadaan ayaa aheyd mid lagu gudoonsiinayey abaalmarin tartamayaashii ku guuleeystay tartan aqooneedkii bisha barakeeysan ee Ramadaankii ay qabatay Shabakadda Warbaahinta Warsan.Munaasabadda waxaa ka soo qeeyb galay mas’uuiyiin ka socotay warbaahinta…
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya Muqtaar Rooboow Cali ayaa sheegay in Al-Shabaab ay dhibaatoyin ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed loona baahan yahay in lala dagaalamo. Muqtaar Rooboow oo…
Hoos Dhageyso Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha ee Idaacada Warsan oo soo jeedinaayo Mohamuud Nuunoow (Jiijoow). Dhageyso: Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha ee Idaacada Warsan was last modified: November 25th, 2022 by…









