Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilal Hilal Shueb
2022
Kulankii Wada-Jirka Ahaa Ee Labada Gole Ee Baarlamaanka Oo Baaqday Kadib Weerarkii Hoteel Villa Rosa
Baydhowy-{WMN}-Waxaa Maanta baaqday kulankii wada-jirka ahaa ee labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,kaasi oo loo madalsanaa maanta. Fariin lo dirtay Xildhibaanada ayaa loogu sheegay in gabi ahaanba uu baaqday kulankii…
Baydhowy-{WMN}-Shirweynaha Caalamiga ee Malgashiga Soomaaliya oo ay ka soo qeybgaleen Madaxda Dowladda, Hey’adaha ka shaqeeya Mashaariicda, Ganacsatada, Maalgashadayaal caalami ah iyo Martisharaf kale ayaa goordhow ka furmaya magaalada Muqdishu. Madaxweynaha…
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny Kydeyooy qeybtiisa 21 aad Dhaqanka Soomaalida Iyo Ganacisiga Haweenka ? barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye; Shukri Ismaciil Axmed ( Shukri…
Jubbaland Oo Soo Bandhigtay Ciidankii Ugu Badnaa Ee Loo Diyaariyay Dagaalka AL-Shabaab
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta booqasho iyo salaan ugu tagay Ciidamada Qalabka sida ee loo diyaariyay howlgalka dhawaan ka bilaabanaya deegaanada Jubaland. Madaxweynaha waxaa wehelinayay Wasiirka…









