Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Magacaabay Gudoomiye ku xigeenada Degmada Kismaayo ee Maamulka iyo Maaliyada, arimaha Dowlada Hoose iyo Gudoomiye ku xigeenka arimaha Bulshada. Axmed Madoobe ayaa…
2022
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay inay dileen Saraakiil katirsan Al-Shabaab
Baydhowy-{WMN}-Ciidamada dowlad Goboleedka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab saacadihii la soo dhaafay ka sameeyay degaano u dow degaanka Awdiinle ee Gobolka Baay, halkaas oo mararka…
Baydhowy-{WMN}-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdirahman abdishakur Warsame, ayaa waddanka Switzerland kaga qaybgalay furritaanka kalfadhiga 113-aad ee golaha IOM. Kalfadhigaan ayaa inta uu socdo…
Gudoomiyaha Degmada Xudur Cumar Cabdulaahi Maxamuud ayaa shir Gudoomiyey Kulanka Todobaadlaha ah, oo Todobaadkaan looga hadlaayey xaqiijinta Amniga magaalada Xudur iyo dhiiragelinta saraakiisha kala duwan ee laamaha amaanka. Gudoomiyaha oo…
Xildhibaan Mohamed Nor {Fanax} Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka Maareynta iyo Musiibooyinka Dowlad Goboleedka KGS iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool. Garoonka diyaaradaha…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…








