Wararka saaka naga soo gaaraya degaanka Goofgaduud Buureey ee Gobolka Baay ayaa waxaa ay sheegayaan in saaka halkaasi ay isaga bazeen Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed oo…
2022
Guddomiyaha Degmda Wajid Mudane Mohamed Yussuf Ali Ayaa Deeq Rashin Laba Diyaradood Kala Wareegay Wasarada Gar-garka Maraynta Masiiboyinka KGS Oo Ka Shanaysa Hay,ada Gar-garka Maraynta iyo Masiiboyinka Dowlda Federalka Somaliya.…
Madaxweynaha Soomaaliya oo ku dhawaaqay in 100 aqoonyahan Soomaaliyeed la siinayo deeq waxbarasho oo heerka PHD ah
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qeyb galay Munaasabadda Qalin-jabinta Aqoonyahannada Soomaaliyeed ee sanadka ka baxay Jaamacadda Nabadda ee Qaramada Midoobay ayaa Maamulka Jaamacaddu waxay…
Baydhowy-{WMN}-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama, ayaa maanta magaalada Istanbul kaga qeybgaley Shirka Istaraatiijiyadda Warbaahinta Caalamiga, xilli dunida ay ka jiraan caqabado iyo…
Baydhowy-{WMN}-Iyadoo la xusayo maalinta caalamiga ah ee dadka naafada ah (IDPD), Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta ku boggaadisay maamullada Soomaaliya horumarka ay ka gaareen aqoonsiga xuquuqda dadka naafada ah,…
GUDOOMIYAHA DEGMADA XUDUR OO KA QEYBGALEY FURITAANKA KULANKA ISU-DUWIDDA ARIMAHA GARGAARKA.
Xudur, Diseembar 03, 2022: Gudoomiyaha Degmada Xudur ahna duqa magaalada mudane Cumar Cabdulaahi Maxamuud ayaa ka qeybgaley furitaanka kulanka Isku-duwidda iyo u diyaar-garowga Abaaraha ee Degmooyinka Gobolka Bakool oo socon…









