Dalka Sudan waxaa heshiis ku saxiixay militariga dalkaasi iyo guddiga shacabka, si loo soo afjaro is marin waaga siyaasadeed ee muddooyinkii u dambeeyey kajiray dalkaasi. Heshiiska cusub ayaa dhigaya in…
Yearly Archives
2022
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyay in uu soo celinayo wada-hadalladii dowladda iyo Somaliland
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Danjiraha Dowladda Turkiga Mehmet Yılmaz, Siihayaha Xilka Danjiraha Dowladda Norway ee Soomaaliya Mudane Haakon Svane iyo Wakiilada Gaarka ah ee…
RW Xamse oo Midowga Afrika kala hadlay ka qeyb galka dagaalka socda ee ka dhanka ah Al-Shabaab
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddiga Midowga Afrika ahna madaxa ATMIS, Souef Mohamed El-Amine. Kulanka Ra’iisul Wasaare Xamse…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…









