Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Yearly Archives
2022
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa Magaalada Luanda ee caasimadda dalka Angola kaga qayb galaya Shir Madaxeedka 10-aad ee dalalka Afrika, Kareebiyaanka & Baasifiga (OACPS). Ra’iisul Wasaare…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhaxal-sugaha Sucuudiga kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya Amiir Maxamed Binu Salmaan Binu Cabdicasiis. Amiir Maxamed Binu Salmaan ayaa soo dhaweeyay…
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweyne ku-xigeenka Maamulkaas Yuusuf Axmed Hagar oo aay wehliyaan Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali jeeyte Cismaan xubno ka tirsan Golaha wasiirada Hirshabeele ayaa Booqday…









