Ciidamo katirsan kuwa dowlad degaanka Soomaalida ee liyuu Boolis ayaa rasaaseeyay Dad Shacab ahaa oo ku sugnaa degmada Shilaabo ee gobolka Qoraxay, kuwaas oo ka gadoodsanaa ceel biyood ay dowladdu…
Yearly Archives
2022
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Gargaarka Soomaaliya Amb. Adam…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan oo uu wehliyo Abaanduulaha Guutada 4aad Qeybta 27aad ee Ciidamada xooga Dalka Soomaaliyeed Bashiir Mukhtaar Siteey ayaa kormeer ku tagay Tuulooyinka Ceel-Muluq Boos…








