Lixda qof ee dabkaasi ku geeriyooday ayaa kala ahaa hooyo iyo shan caruur ah, waxaana sidoo kale jira dad kale oo ku dhaawacmay dabkaasi Xeer ilaalinta ayaa baaris ku haysa…
Yearly Archives
2022
Cali Guudlaawe Oo Xilkii Ka Qaaday Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Shuceyb Xasan Maxamed, waxaana Xilkaasu uu u Magacaabay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…









