Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa Sabtidii qaaday dhammaan xannibaadaha la xiriira xanuunka Ebola, isagoo sheegay in dalka ku yaalla Bariga Afrika uu horumar ka sameeyay xakameynta cudurka dilaaga ah. Museveni…
Yearly Archives
2022
Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigtay Nabaddoon katirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay
written by Warsan Radio
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta degaanka Furqaan oo katirsan gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa ay kusoo bandhigtay Xubin katirsanaa Ururka Al-Shabaab, kaas oo isku soo dhiibay Ciidamada dowladda Soomaaliya.…
Cabdirashiid Janan & Mas’uuliyiin kale oo abaabul xoogan ka wada Gobolka Gedo
written by Warsan Radio
Wasiirkii hore ee Amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan, Xildhibaan Senoter Fartaag iyo mas’uuliyiin kale ayaa kulan gaar ah ku yeeshay degmada Doolow ee Gobolka Gedo. Mas’uuliyiintaan oo maalmihii…









