Waxaa Maalintii Afaraad oo xiriir ah ay xaalad kacsanaan ah kajirtaa Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo bannaannaxyo rabshado wata ay ka dhigayaan Shacabka Magaalada. Ciidamada Somaliland ayaa…
2022
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo markale kulan la qaatay musharixiinta Koonfur Galbeed
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa mar kale hoygiisa kulan kula qaatay siyaasiyiinta ku midoobay Midowga Musharraxiinta iyo Madasha Badbaadada Koonfur Galbee, waxaana…
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Hambalyada Iyo Salaamaha ee Idaacada Wrasan oo uu idin soo jeedinaayo Wariye Mohamuud Nuunoow ( Jiijooow). Dhageyso: Barnaamijka Hambalyada Iyo Salaamaha was last modified: December 30th,…
Waxaa maanta magaalada Laas-caanood lagu dilay AUN Sheekh Bidde Faarax Caalin oo ka mid ahaa culimada magaalada. Banaanbaxyada ka docda magaalada Laas-caanood iyo rasaastacay u adeegsanayaan ciidamada Soomaaliland ayaa sababay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool iyo amniga caasimadda. Madaxweynaha ayaa tacsi tiiraanyo leh…









