Beesha Caalamka oo war cusub kasoo saartay dhibaatada ka taagan laas-caanood written by Warsan Radio 02/01/2023 Iyada oo weli magaalada laas-caanood ee Xarunta Gobolka Sool ay ka taagan tahay xiisad ka dhalatay bannaanbaxyada rabshadaha wata ay dhigayaan dadka Shacabka ah ayaa waxaa ka hadlay Beesha Caalamka.“Saaxiibada Beesha caalamka* ayaa ka walaacsan rabshadaha Laascaanood ee sababay dhimashada iyo dhaawaca dad rayid ah. Ka hortagga rabshadaha iyo xaqiijinta ilaalinta dadka rayidka ah ayaa ugu muhiimsan.Waxaan ku baaqaynaa xasillooni iyo is-xakameyn. Xiisadaha waa in lagu xalliyaa isdajin iyo wadahadal.Somaliland ayaa xakameyn la’ banaanbaxyada ks socda Magaalada laas-caaniod, balse taas bedelkeeda ay Ciidamadu dadka u adeegsanata rasaas, waxaana dhimasho iyo dhaawac ku noqday dad badan. Beesha Caalamka oo war cusub kasoo saartay dhibaatada ka taagan laas-caanood was last modified: January 2nd, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweyne Lula da Silva oo mar 3aad loo dhaariyey Xilkaasi next post Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny Kydeyooy qeybtiisa 28 aad. You may also like Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 05/10/2021 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 07/07/2019 Dhageyso’- Barnaamijka Arimaha Bulshada Gaar Ahaan Waxbarashda 12/02/2022 Madaxweynaha Puntland iyo Agaasimaha Hay’adda Socdaalka oo muqdisho ku kulmay 20/09/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 29/08/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 07/02/2022 Maamulka Puntland oo qeylo dhaan kasoo saartay Abaar kajirta Gobolka Mudug 04/01/2022 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 26/07/2021 Madaxweyne Xasan Sheekh oo xil cusub u magacaabay Cabdiraxmaan Baadiyoow 09/12/2023 DOWLADDA SUUDAAN OO SHEEGTAY IN DIB LOO BILAABAYO WADA-XAAJOODKII MURANKA WEBIGA NIIL 03/06/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.