Maxaa kasoo baxay kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh & Senator Fartaag? written by Warsan Radio 11/01/2023 Waxaa xalay Magaalada Muqdisho kulan gaar ahaa ku yeeshay Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sanater Cabdullahi Sheekh ismaaciil Fartaag oo kamid ah Xildhibaannada Aqalka Sare, iyada oo uu khada taleefoonka uga qeyb galay guddoomiyaha Gobolka Gedo Axmed Buulle Gareed & Wasiir kuxigeenka Arrimaha Gudaha Jubbaland Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen.Kulanka ayaa wararka aan helnay waxaa ay sheegayaan in looga hadlay arrimaha Gobolka Gedo, iyada oo Madaxweyne Xasan Sheekh uu u sheegay mas’uuliyiinta in loo baahan yahay Maamulka Jubbaland oo mideysan oo Kismaayo kaliya aan ku okeen. Maxaa kasoo baxay kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh & Senator Fartaag? was last modified: January 11th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Imran Khan oo ka digay ‘dagaal ka dhex qaraxa’ Pakistan iyo Taalibaan next post Weerar dad lagu dhaawacay oo ka dhacay dalka Faransiiska You may also like Dhageyso+Sawiro:-Beeraleyda magaalada Baydhabo oo maata Siminaar loo soo xiray 24/12/2020 Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay xoojineyso xiriirka dalalka deriska 15/10/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 12/03/2022 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 29/04/2021 Dhageyso:-Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan 22/04/2020 Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo ka bilaabatay Beledweyne 23/03/2022 Dhageyso: Barnaamijka kulanka Warsan 23/02/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 27/11/2019 MW Xasan Sheekh Oo Maanta Kulan La Qaatay Talisyada Ciidanka Booliska Farriina U Diray 06/08/2022 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 09/01/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.