Qaraxyo Khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Hiiraan written by Warsan Radio 15/01/2023 Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in labo qarax oo xoggan laga maqlay degmada Jalalaqsi waxana la soo sheegayaa in khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh uu soo gaaray dadka rayidka ah iyo ciidamada dawladda.Dad goobjogayaal ah oo u warramay warbaahinta Risaala ayaa sheegay labada qarax oo ahaa kuwa loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyay isalamarkaana uu ka dhashay Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawaca waxaana la xaqiijiyay in 8 ruux ay ku dhinteen tiro kalena ay ku dhaawacmen.Wararka ayaa intaas ku daraya In qaraxa koowaad uu ka dhacay Agagaarka Buundada degmada Jalalaqsi ee gobolka hiiraan oo fariisin ay ku leeyihiin ciidamo ka tirsaan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Jabuuti ee qeyb ka ah howlgalka ATMIS.Qaraxa labaad ayaa la tilmaamay in uu ka dhacay goob ay ku sugnaayeen dad badan oo shacab ah waxaana ka soo gaaray khasaare kala duwan goob joogaayaaa ayaa xaqiijiiyay in askar wadada mareysay ay rasaaseeyeen gaariga qaraxa ku rarnaa sidaasna uu ku qarxay .Sidoo kale degmada Buuloburte ee gobolka Hiiraan ayaa iyana qarax uu ka dhacay lamana oga khasaarahaa ka dhashay. Qaraxyo Khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Hiiraan was last modified: January 15th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan next post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan. You may also like Dhagayso:- Ra’iisul Wasaare Kheyre oo magacaabay Wasiiro dhowr ah iyo wafdi uu hoggaaminayo isla Kheyre oo gaaray magaalada Khartoum 05/08/2018 Cali Guudlaawe Oo Xilkii Ka Qaaday Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka 19/12/2022 DFS oo Dowladda Canada kala hadashay u gurmashada dadka ay saameysay Abaarta 17/06/2022 Jaamacadda Carabta oo walaac ka muujisay xaaladda Soomaaliya 23/04/2021 Mareykanka oo War kasoo saaray Shirkii ka dhacay Muqdisho 01/02/2023 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 30/05/2021 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan. 15/01/2023 Daawo {Video} Kulan Lagu Cambaaraynayey 14 Odiyaal Iyo cullimo Iskugu jirey Oo Dhawaan ciidamada Itoobiya Ay Ku Didileen 21/07/2016 Ra’iisul Wasaare Rooble “Argagixisadu waxa ay ka soo horjeedaan nabadda iyo horumarka,” 03/01/2021 DAAWO MUQAALKA WAREYSI AANU LA YEELANAY DADKII KA SOO BARAKAY DEGAANADII ABAARTA KU DHUFATAY 03/01/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.