Baxrayn ayaa ku raacday Sucuudiga inay muwaadiniintiisa ka baxaan Lubnaan sababtoo ah iskahorimaad hubaysan oo halkaas ka socda.Digniintan ayaa timid ka dib markii saddex iyo toban qof lagu dilay dagaal u dhexeeya kooxaha iska soo horjeeda ee ka socda xerada ugu weyn ee Falastiiniyiinta ee Lubnaan oo ku dhow magaalada Sidon.