![](http://warsanradio.com/wp-content/uploads/2023/02/Kulanka-Warsan.webp)
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Yuusuf Sheikh Aden(Qalinle} Dhageysi wanaagsan.