Laba Xubnood oo ka Tirsanaa Alshabaab ayaa isu soo dhiibay Dawlada Federaalka Soomaaliya waxana magacyadoo lagu kala sheegay :1-Xasan Macalin Aways oo looyqaan (jindullaah ) 2- iyo Cabdullahi Ibraahim Maxamed oo isna loo yaqaan ( jabal ) kuwaas oo isku soo dhiibay Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan Degmada Diinsoor ee Gobalka Baay.Labadan xubnood ayaa Ka tirsanaa Alshabaab muddo 3 sanno ah iyagoo ka dagaal galay gobollada dalka qaarkood waxaana ay sheegeen inay ka soo laabteen ka mid noqoshada Alshabaab.Muddooyinkii u dambeeyey waxa jira sida dawladu ay sheegtay cubno ka tirsan Alshabaab oo isu soo dhiibaya Ciidamada Qaranka.