Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta oo khamiis ah waxaa ay kulan ku yeelan doonaan magaalada Jabuuti ee caasimadda dalkaasi.…
Monthly Archives
December 2023
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa Maanta ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyaga oo aaday magaalada Djibouti ee dalka Jamhuuriyadda…
Hogaamiyaha maamulka SSC- Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Firdhiye ayaa sharuudo ku xiray siidaynta maxabiista ciidamada Somaliland ee lagu qabtay dagaaladii ka dhacay gobolka Sool. Madaxweynaha SSC- Khaatumo wuxuu sheegay, siidaynta maxaabiista…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










