Warbaahinta kala ah Reuters iyo Al Jazeera ayaa ku soo warramaya, in qaraxyo iyo rasaas laga maqlayo waqooyiga Qasa, gaar ahaanna waqooyiga- galbeed ee magaalada Qasa. “Dhacdadan ayaa daba socota…
Monthly Archives
December 2023
Dallada warbaahinta Soomaliyeed ee SOMA ayaa maanta ka furtay Dood Cilmiyeed muddo labo cisho ah soconaysa taasoo looga hadlayey Badbaadada Suxufiyiinta, Xuriyada hadalka iyo helida Xogaha.
written by Warsan Radio
Dood Cilmiyeedkan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Galmudug Abshir Abdi Shiiqow, Gudoomiye ku xigeenka Caasimada Dhusamareb Cabdisamad Salaad Aadan Dr:Sanweyne, Taliye ku xigeenka Booliska magaalada Dhuusamareeb Laba…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacabka u diray Fariin ku aadan Cunuqabateeynta Hubka ee laga qaaday dalka
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka Soomaaliyeed u diray farriin ku saabsan cunaqabateynta hubka ee laga qaaday Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa ka hadlay dadaalka ay ku bixisay dowladda…
Ra’iisal Wasaare Xamse oo soo dhaweeyay Go’aanka Cunuqabateeynta Hubka looga qaaday Soomaaliya
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha taariikhiga ee Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay uga qaaday Soomaaliya cunaqabteynta hubka oo saarnayd Soomaaliya ilaa…










