Waxaa maanta oo jimco ah si rasmi ah Garoonka kubada cagta ee Stadium Muqdisho uga furmay tartanka xiisaha badan ee kubada cagta ee dowlad Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir.…
Monthly Archives
December 2023
madaxweyne Deni oo Dhaliilay wadahadalka Dowladda Somalia iyo Somaliland u furmay
written by Warsan Radio
Madaxweyanaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay wadahadallo dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland shalay oo khamiis ah uga furmay magaalada Jabuuti ee caasimadda dalkaasi. Madaxweyne Saciid…
Waxaa dalka Jabuuti kusoo dhammaaday shir wadahadal ah oo u socday Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. War-murtiyeed ka kooban dhowr qodob ayaa…
Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa xalay kulan deg deg ah ku yeeshay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada Puntland. Madaxweyne Deni…










