Safiirka Soomaaliya ee Uganda Danjire, Cali Maxamed Maxamuud Cali Cagabaruur ayaa xarunta safaaradda Soomaaliya ee Uganda ku qaabbilay safiirka dowladda Eritrea u jooga Uganda ahna hormuudka guud ee safiirrada jooga…
2023
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah kula qaatay magaalada Dhuusamareeb Danjiraha Midowga Yurub Marwo Tinna Intelman oo uu dhammaday muddo xileedkileeda diblomaasiyadeed ay ku…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Xamse “Dilalka loo geysanayo aqoonyahanka ma ahaan wax laga aqbali karo Somaliland”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay Allaha u Naxariistee Abwaan Jaamac Kadiye oo lagu dilay duqeyn ka dhacday…
DF oo faah faahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay howlgal culus oo la fuliyey
Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howlgaladii ugu danbeeyay ee ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee macwiisleyda ay ka fuliyeen aagga degmada Galhareeri ee gobolka…
Ra’iisal Wasaare Xamse oo ka Tacsiyadeeyay geerida Abwaan Jaamac KediyeAugust
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay Allaha u Naxariistee Abwaan Jaamac Kadiye oo galabta lagu dilay duqeyn…
Hay’adda Taya-dhowrka Soomaaliya ayaa shahaado ku xirtay ganacsatada iyo shakhsiyaadka kale ee badeecada iyo alaabaha kale soogalinaya dalka, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay hay’adaas.Bayaankan ayaa lagu sheegay in ‘dhamaan…









