Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia danjire Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Ethiopia Ambassador Darren Welch, waxayna ka wada hadleen adkaynta xiriirka…
2023
dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal khasaare badan dhaliyay oo Xalay degmada Kaxda ku dhex-maray dagaalamaayal ka tirsan Al-Shabaab iyo Ciidanka dowladda, waxaana dagaalkaasi uu ka dhacay xarunta degmada.Dagaalka ayaa…
Ciidanka Dowladda oo Kaabiga ku haya Ceelbuur iyo Galmudud oo war soo saartay
Maamulka Galmudug ayaa sheegay in saacadaha soo socda ay rajeynayaan inay Al-Shabaab kala wareegaan magaalada Ceelbuur, oo in kabadan toban sano gacanta ugu jirtay dagaalamayaasha Al-Shabaab.Waxaa ay dowladdu sheegtay, in…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweyne Xasan sheekh oo dhiirageliyay doorka Haweenka ee la dagaalanka Alshabaab
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta iyo howlwadeenada ururka haweenka qaranka Soomaaliyeed…
Golaha Wasiiradda Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulankoodii todobaadlaha ahaa maanta ku ansixiyay magacaabista saddex xubnood oo ka mid noqonaya Guddiga Sare Bangiga Dhexe, kadib soo jeedinta Wasaaradda Maaliyadda.Shirka oo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar ugu soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Kulliyadda Tababarka Ciidamada ee TurkSom.Ra’iisul Wasaaraha…









