Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaas Cali Daahir Ciid ayaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Caasimadda Dhuusamareeeb kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha dalka Xamse Cabdi…
2023
kadib Qabsashadii Ceelbuur MW Xasan Sheekh oo isugu yeeray Waxgaradka Galmudug
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay, qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo bulshada Galmudug oo uu kala hadlay xasilinta deegaanada laga saarayo Alshsbaab…
Madaxweyne Xasan sheekh oo Siyaasiyiinta Galmudug kala hadlay Xasisilinta degaanadii laga saaray Alshabaab
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay, qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo bulshada Galmudug oo uu kala hadlay xasilinta deegaanada laga xoreeyay Alshabaab…
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo lagu wado in uu furmo Magaalada Dhuusamareeb
Shirka Golaha Wadatashiga qatan ayaa saacadaha soo socda laagu wadaaa in uu ka furmo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimaada Dawlada Goboleedka GalmudugMadaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Xasan sheikh Maxamuud oo ku sugan Magaalada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay, Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada dalka.Madaxda heer federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa…
Xildhibaanada Golaha shacabka oo ka Dooday Akhrinta 2aad ee Hindise sharciyeedka Hawlgabka
Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa 21- aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), waxaana ku weheliyay Guddoomiye…









