War saxaafadeed ka soo baxay taliska ciidamada maraykanka ee qaaradda Africa ee loo yaqaano Africom ayaa lagu sheegay in duqeyn xagga cirka ah oo ay qaadeen lagu dilay 13 dagaalame…
2023
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya ayaa Gargaar iskugu jira Raashin iyo Daawooyin u dirtay dadka ku barakacay colaadaha Laascaanood. Shixnada macaawinada ah ayaa isugu jirta daawooyin iyo qeybaha kala duwan ee…
Magaalada Dhuusamareeb oo Maalintii labaad uu ka socdo shirka Golaha Wadatashiga Qaran
Magaalada Dhuusamareeb waxa maalintii labaad ka socda Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ay ka qayb galayaan madaxda Dawladda Federaalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada, marka laga reebo Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdillaahi…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweyne Axmed Madoobe oo dhaliilay howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda Galmudug
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya ay kula jirto Al-Shabaab.Madaxweyne Axmed Madoobe…









