Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyeen ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kulankiisa 7-aad ee kalfadhiga Saddexaad ee Golaha Aqalka Sare oo…
2023
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shir Qaran Madaxtooyada Kula Yeeshay Madaxda Kala Duwan Ee Qaranka Ugu Sarraysa.Hargeysa-26-08-2023-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shir ballaadhan oo lagaga tashanayo dhibtii…
Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Waxdbarashada ee Idaacada Warsan oo idin soo diyaariyey Wariye Mohamuud Nuunoow Mohamed( Jiijoow). Dhageyso: Barnaamijka Waxbarashada Idaacada Warsan was last modified: August 26th, 2023 by Warsan…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya WariyeYuusuf…
Muqdisho, 27 Agoosto 2023 – Saaxiibada beesha caalamka* waxay si adag u cambaareynayaan sii hurinta colaadda Laascaanood, oo ay ka mid yihiin wararka sheegaya in dagaalku ku fiday bannaanka magaalada. Waxaan ku boorineynaa dhammaan dhinacyada…
Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo ku baaqay in baaritaan lagu sameeyo weerarkii Coosweyne
Madaxweynihii hore Dawladii kmg ahayd ee Soomaaliya shariif sheikh ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee shalay Alshabaab ay ka geysteen…









