Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo bandhigtay Cabdifataax Nuur Cabdullaahi iyo Xasan Cabdulaahi Maxamed oo sagaalkii bishii koowaad ee sanadkan magaalada Kismaayo kala goostay Gaari…
2023
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta guddoomiyey shirka Tubta Hawlgelinta Wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Midowga Yurub, taas oo diiradda lagu saarey horumarrada laga…
Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayyid Aadan ayaa maamul cusub u magacaabay Magaalada Garbahaarreey ee Xarunta Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya.Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka ayaa…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliyeed Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Maalinta Calanka Soomaaliyeed 12-ka Oktoobar.Madaxweyne Deni ayaa tilmaamay in dadka Soomaaliyeed ay naf iyo maalba u…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Ciidamada degaanka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa howlgallo ay ka fuliyeen degaano hoostaga degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana hoggaaminayay howgallada Guddooomiye kuxigeenkii hore ee arrimaha Bulshada degmada Walanweyn…








