Hay’adda Cuntada Adduunka ee WFP ayaa Talaadadii ku baaqday in la sameeyo waddooyin ammaan ah oo la mariyo gargaarka bini’aadanimo ee la geynayo marinka Gaza, taas oo ay isticmaali karaan…
Yearly Archives
2023
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo magaalada Roma kulan kula qaatay dhigiisa Talyaaniga
written by Warsan Radio
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada Roma kulan kula qaatay dhigiisa Talyaaniga Mudane Lorenzo Fonta.Kulanka labada Guddoomiye ayaa looga hadlay sidii…
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wasiirka gaashaandhigga dalka Cabduqaadir Maxamed Nuur oo ay wehliyaan wasiir kuxigeenka Warfaafinta Al cadaala iyo masuuliyiin kale ayaa kormeeray rugaha Ciidanka…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 43 ee 11-ka October, 2023, kuna saabsan magacaabid Wasiirka Amniga iyo DDRTA Dowladda PuntlandMadaxweynaha Dowladda PuntlandMarkuu arkay:…









