Dhowr iyo toban gantaal ayaa laga soo tuuray marinka Qaza iyagoo lagu gannay Israa’iil subaxnimadii Sabtida.Seeriga duullaanka cirka ayaa ka dhacay koonfurta Israa’iil waxaana laga maqlay aagga weyn ee Tel…
2023
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeerey xarunta Hey’adda Maareynta Musiibooyinka, si uu qiimeeyo heerka diyaar-gorow ee digniinaha la xiriira roobabka iyo fataahadda laga cabsi qabo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha KMG ah ee SSC Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye).Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka dhageystay Hoggaamiye Firdhiye warbixin ku…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Saacadihii la soo dhaafay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo sida la sheegay lagu dilay xubno katirsan Al-Shabaab waxaa ay ka sameeyeen degaano katirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.Howlgalka ayaa…









