Madaxweynaha Dowladda Kenya William Ruto ayaa xalay isku shaandhayn lama filaan ah ku sameeyay inta badan Golihiisa Wasiirada.Wasiiradaraha uu isku shaandhaynta uu ku sameeyay Madaxweynaha waxaa ka mid ah, Wasaaradda…
2023
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa meel-mariyey Hindise Sharciyeedka Arrimaha Xajka iyo Xeer-nidaamiyaha Xuquuqda Bukaanka iyo Shaqaalaha Caafimaadka, ka dib kulankoodii toddobaadlaha ahaa oo ay maanta yeesheen.Shuruucdan oo ay…
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo ka qabsoomay magaalada GarooweKulanka ayaa waxaa looga hadlay dhowr…
Madaxweynaha Dawladda Ethiopia, Sahle Work Zewde ayaa si rasmi ah warqadaha aqoonsiga uga guddoontay Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia, Cabdullaahi Maxamed Warfaa.Munaasabad hab-maamuuskeedu sarreeyo oo ka dhacday aqalka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Mucaaradka K/Galbeed oo Maanta kusii jeeda mar kale Dhuusamareeb & Ujeedkooda
Waxa saaka lagu wadaa in magaalada Dhuusamareeb ay u safraan siyaasiyiinta ka soo hor-jeeda maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya, kuwaas oo ay ka mid yihiin Guddoomiyayaashii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya, Madaxweynihii…
Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa Maanta oo jimco ah kusoo wajahan hoggaamiyaha Maamulka SSC-khaatumo Cabdiqaadir Axmed Awcali (Firdhiye) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kasoo ambabixi doona magaalada Laascaanood.Warar…









